Wasaarada Waxbarashada Oo Xaflad Sabootin Ah Uqabatay 450 Arday Oo Deeq Waxbarasho Ka Helay Dalka Itoobiya!
November 1, 2019 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka wasaarada waxbarashada iyo tacliinta sare iyo masuuliyiin kale oo ka socday wasaarada waxbarashada ayaa ka qaybgalay munaasibad lagu sii sabootiyay 450 arday oo deeq waxbarsho ka helay dalka itoobiya.

