Daawo Muuqalka”Diyaarada Fly Dubia Oo Khatar Ku Gashay Madaarka Hargeysa
November 3, 2019 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xisbiga mucaaridka ah ee Waddani ayaa waxaa uu sheegay in Diyaarada ay leedahay shirkada Fly Dubai ay 20 bishii dhamaatey October ay khatar ku gashay madaarka Hargeysa kadib markii war bixin qaldan ay siiyeen masuulyiinta Hagta diyaaradaha ee Madaarka Hargeysa