berberatoday.com
Somaliland Iyo Somalia Oo Jabuuti Ku Wada Hadlay
November 3, 2019 - Written by Berbera Today
Somaliland Iyo Somalia Oo Jabuuti Ku Wada Hadlay

JHargeysa(Berberatoday.com)-Masuuliyiin ka kala socda Somaliland iyo Soomaaliya dalka Jabuuti ku yeeshay kulan ku saabsan wada hadalladii u dhexeeyay labada dhinac.

Ma jiro war rasmi ah oo ka soo baxay kulankan qarsoodiga ahaa laakiin, ilo xogogaal ah ayaa wargeyska Geeska Afrika ee Hargeysa ka soo baxa u xaqiijiyay in kulankaasi dhacay 18-kii October.

Waxa kulanka Somaliland uga qayb galay wasiirka arrimaha dibadda Yaasiin Xaaji Maxamuud Faratoon iyo ergayga wada hadallada Marwo Adna Aadan Ismaaciil, halka dhanka Soomaaliya uu hoggaaminayay xildhibaan Cabdillaahi Sheekh Ismaaciil oo guddoomiye u ah guddi uu Madaxweynaha Soomaaliya u magacaabay wada hadalada Somaliland iyo Soomaaliya.

Labada dhinac ayaa la sheegay in aanay wax natiijo ah isla gaadhin marka laga reebo in ay u ballameen in loo diyaar garoobo wada hadallada Somaliland iyo Soomaaliya oo dib u furma.

Madaxweynayaasha Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo Soomaaliya Maxamed Cabdillaahi Farmaajo ayaa bishii September socdaalo kala duwan ku tagay dalka Djibouti, iyadoo ay markaas soo baxeen warar sheegaya in Madaxweyne Geele doonayo inuu dib u bilaabo wada hadaladii Hargeysa iyo Muqdisho oo ay dalkiisa ku kulmaan labada madaxweyne, waxaana la dareemi karaa inay Biixi iyo Farmaajo raali ka noqdeen inay dib u furan wada hadalada.

 

 

Xigasho Wrgeyska Geeska Afrika

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews