berberatoday.com
Aroosad Geeriyootay Xilli Uu Sawir Ka Qaaday Saygeedii & Sababta Keentay !
November 4, 2019 - Written by Berbera Today

Hindiya(Berberatoday.com)-Haweenay aroosad aheyd iyo saddex qof oo kale oo ka mid ahaa qoyskeeda ayaa waxa naftoodii gallaaftay sawir ay ku galayeen biyo xidheenka magaciisa la yidhaahdo Bambaro ee ku yaalla goboolka Tamil Nadu ee dalkaasi Hindiya.

Sidaana waxa lagu baahiyey wakaallada wararka Faransiiska oo uu Wargeyska Himilo ka soo xigtay, waxaana lagu sheegay in dadkaasi ay goobtaasi u tegeen si ay isugu soo sawiraan, balse nasiib darro qaar ka mid ah ayaa ku dhacay biyaha waxaanu sheegay af hayeen u hadlay ciidanku in uu arooskii oo isagu ahaa Qofkii sawirayey uu badbaaday halka carruusadii iyo saddex qof oo kale oo qoyskeeda ka mid ahaa ay halkaasi ku geeriyoodeen.

Sidoo kalena, haweenay ayaa waxa badbaadiyey nin goobtaasi ku sugnaa oo ka soo qabtay markii ay biyaha ku dhici gaadhay halkaasina uu ku soo badbaadiyey.

Afarta qof ee geeriyooday ayaa waxa ka mid aheyd ardayad da’deedu ay aheyd 14 jir, laga bilaabo sanadkii 2011kii ilaa iyo 2017 kii ayaa waxa la xaqiijiyay in dadka ku naf waayey sawirada selfiga ah ee ay ku galayaan goobtaasi ay tiradoodu dhan tahay 259 qof waxaana arrintaasi cadeeyay machadka Indian Institute of Medical Sciences oo baadhis iyo daba gal arrintaasi ku sameeyey.

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews