Waa Kuma Taliyaha Cusub Ee Ciidanka Booliska Somaliland La Filayo Inuu Madaxweyne Muuse Biixi Umagacaabo
November 5, 2019 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Warar xogogaal ah oo soo gaadhaya Shabakada warar Berberatoday.com ayaa sheegaya in Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi Ku Qancay una soo magacaabi doono Taliyaha Guud ee Ciidanka Booliska Somaliland Janaraal Maxamed Aadan Saqadhi(Dabagale)oo hore usoo noqday Taliyihii Hawl Galinta Ciidanka Qaranka Somaliland xiligii Madaxweyne Siilanyo waxaanu dhalasho ahaan kasoo jeeda Beesha Bariga Hargeysa(Isaxaaq)