berberatoday.com
War Deg Deg Ah”Madaxwayne Muuse Biixi Oo Magacaabay Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland Iyo Kuxigeenkiisa
November 5, 2019 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxwaynaha jamhuuriyada Somaliland Muuse Biixi Cabdi Ayaa goordhawayd magacaabay taliyaha ciidanka booliska somaliland isagoo umagacaabay GEN Maxamed Aadan Saqadhi (Dabagale)- oo hore Uga tirsanaa ciidanka qaranka Somaliland .

Sidoo kale Madaxwayne Biixi ayaa   Taliye kuxigeenka ciidanka booliska umagacaabay Cabdi Xasan Qarbesh, oo isna katirsan ciidanka booliska.

Goor dhow filo faah faahin magacaabista taliyaha ciidanka booliska iyo taliye kuxigeenka ciidanka

Iyo digraytada madaxwaynaha

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews