Daawo Muuqalka”Wasiirkii Hore Ee Waxbarashada Cabdillahi Dheere Oo Xisbiyada Somaliland Ku Tilmaamay Kuwo Reero Gaari Leeyihiin Iyo Baaq Uu Udiray Siyaasiyiinta Gobolka Awdal Kasoo Jeeda
November 8, 2019 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirkii Hore ee waxbarashada Somaliland Cabdilaahi Ibraahim Habane Ayaa Ugu Baaqay Siyaasiyiinta Kasoo Jeeda Gobolka Awdal Ee Ku Jira Xisbiyada Siyaasada Somaliland Inay Iskaga Baxaan Xisbiyadaasi,waxaanuu Ka dhawaajiyay Inaanay Jirin Wax Xisbi Layidhaa Oo Ka Jira Somaliland
Wasiirkan hore Ayaa Sidoo Kale Sheegay inay Somaliland Xukumayaan Rag Uu Sheegay Inay Shalay Gubayeen Oo Ay Dumiyeen Hargaysa Iyo Burco.