Daawo Muuqalka”Abwaan Weedhsame Oo Maanso Qiiro Leh Ku Sifeeyay Dhalashada Nabigeenii Subanaa NNKH,
November 10, 2019 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Abwaan Xasan Daahir Ismaaciil (Weedhsame) oo ka qaybgalay munaasibad lagu xusayay dhalashada nabi Muxumed SCW ayaa goobta ka tiriyay maanso qiiro galisay bulshadii ku sugnayd xafladan taasi oo ku tilaamayay sifooyinkii wanaagsanaa Rasuulka NNKH
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka Warkan