Ajaanibka Ku Sugan Caasimada Somaliland Oo Ka Markhaati Kacay Nabada Iyo Xasiloonida
November 11, 2019 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Qaarkamid ajaanibka caalamka ka yimaada ee somaliland ku sugan caasimadeeda ayaa badi iyagoo wadan wax ilaalo ah iska dhex lugeeya suuqyada badhtahama hargaysa.
