Daawo Muuqalka”Telefishanka Dalka Sweden Oo Qaadaadhigay Somaliland Iyo Barnaamij Cajiibka Oo Uu Ka Diyaariyay Ilaalinta Xeebaha
November 11, 2019 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Telefishanka ugu wayn dalka Sweden ee SVT, ayaa qaadaadhigay qadiyada Jamhuuriyada Somaliland iyo sida ay u ilaalisay khayraadka badaheeda kaasi oo lagu baahiyay tvgan barnaamij laga diyaariyay badaha Somaliland.

