Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Xadhiga Ka Jaray Mashruuca Biyo Gelinta Ee Degmada Dila, D
November 13, 2019 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane, Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) iyo wafti uu hogaaminayo ayaa maanta gaadhay Degmada Dilla ee Gobolka Awdal, halkaasi oo si balaadhan loogu soo dhaweeyey, Madaxweyne ku xigeenka oo ay wehelinayeen Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Biyaha Saleebaan Yuusuf Cali Koore, Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga Warshadaha iyo Dalxiiska Maxamuud Xasan Sacad (Saajin) Afhayeenka madaxweynaha Jsl Maxamuud Warsame Jaamac.
