“Nimanka Kuraasta Imika Baarlamaanka 15 Sanadood Ku Fadhiyey Imikana Aan Iyagu Sharci Ahayn Cidda Waxay Soo Saarto Sharci Uhaysata Ayaa Ka Sii Waalan”Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen
November 13, 2019 - Written by Berbera Today
USA(Berberatoday.com)-Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen oo ka hadlay xaalada dalku marayo iyo qaabkii shalay loo ansixiyay xubnaha Gudida doorashooyinka Qaranka Somaliland iyo sida doorasho xor iyo xaali aanay xiligan dalka uga dhici karin ayaa waxa uu Golaha Wakiilada Somaliland ku tilmaamay rag kuraasta sharcidaro laba jeer mudo dhaaftay ku fadhiya waxay ansixiyaanay aanay xalaal noqon karin maadama oo iyaguba anaay xalaal iyo sharci ku fadhiyin kuraasta sharci dajinta dalka.