“Anagu Aqbali Mayno Komishan Uu Ku Jiro Cabdirashiid Riyo Raac Talaabadan Uu Madaxweyne Muuse Maanta Qaadayna Waa Tii Uu Ku Go.aayay Kana Soconmayso”Faysal Cali Waraabe”Daawo Muuqal
November 14, 2019 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-“Anagu Aqbali Mayno Komishan Uu Ku Jiro Cabdirashiid Riyo Raac Talaabadan Uu Madaxweyne Muuse Maanta Qaadayna Waa Tii Uu Ku Go.aayay Kana Soconmayso”Faysal Cali Waraabe Ayaa Sidaa Yidhi Mar Uu Maanta La Hadlaayay Warbaahinta Isaga Oo Kasoo Dagay Garoonka Diyaaradaha Hargeysa Ee Cigaal International Airport