War Deg Deg Ah”Sheekh Saleeban Oo Loo Magacaabay Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Ee Gobolka Saaxil
November 14, 2019 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ayaa waxaa uu Gudoomiyaha Xisbigaas ee gobalka Saaxil U Magacaabey Sh Saleeban Siciid Cali maareeyihii hore ee haamaha shidaalka Berbera
Warbaahinta waxaa sidaas u xaqiijiyey Masuulka La Magacabey