Daawo Muuqalka”Aas Qaran Oo Magaalada Hargaysa Loogu Sameeyay Marxuum Suldaan Cumar Taraydh.
November 15, 2019 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Alle ha unaxarstee waxa galabta aas qaran magaalada hargaysa loogu sameeyay suldaan marxuum cumar taraydh oo kamid ahaa madaxdhaqameedka somaliland.
