berberatoday.com
Golaha Guurtida Oo Gudi Usaartay Mudo Kordhinta Loo Sameynayo Golaha Wakiilada Somaliland Markii Shanaad
November 17, 2019 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Golaha guurtida Somaliland oo gudi 27 xubnood ka kooban usaarey kasoo tala bixinta mudo kordhinta lixaad ee golaha wakilada Somaliland .

Xildhibaanada ayaa saaka loo akhriyay qoraalka madaxweynaha ee uu golaha kaga dalbaday inay mudo kordhin usameeyaan golaha wakilada Somaliland waxaana cod lagu meel mariyay xubnahaasi gudiga ee golaha saarey.

Golaha wakilada ayaa markii lixaad usacaba tumanaya mudo kordhin loo sameeyo yagoo kuraasta fadhiya kudhawaad 15 sano oo mudo xileedkii ladoortey labajeer kusoo laba laabmaysa.

Waxaana xusid mudan inaan ilaa hada lahayn xalkii lagu suuro galin lahaa inay dhacdo doorasho lagu badalo mudanayaashaasi .

Guurtida Soo Saaray Go'aan Mucaaradka Cabudhinaya

 

 

 

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews