“Muuse Danta Uu Ka Leeyahay Eeda Xisbiga Waddani Uu Leeyahay Xidhiidh Buu Somaliya La Leeyahay Waxa Uu Ula Jeedaa Beel Kamid Beelaha Somaliland, Waxaanu Isleeyahay Ku Kala Fogeeyee Dadka Walaalaha Ah”Cabdiraxmaan Ciro
November 17, 2019 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Guddoomiyaha xisbiga Waddani Mudane Cabdiraxmaan Cirro ayaa si kulul uga hadlay hadallada madaxweyne Biixi xisbiga Waddani kula xidhiidhiyo Soomaaliweyn waxaanu tilmaamay in ay arrintaasi noqon karto mid Somaliland kala dirta.