Golaha Amaanka Oo Cuna-qabatayta Hubka Ee Somaliya Ku Daray Mamnuucida Walxaha Qaraxyada Laga Sameeyo!
November 18, 2019 - Written by Berbera Today
New York(Berberatoday.com)-Golaha Amaanka ee Jimciyada Quruumaha Ka-dhaxaysa ayaa kulan ay ku yeesheen magaalada New York waxa ay dood adag ka yeesheen qaraar ay soo gudbisay dowladda Britain oo la xidhiidhay cunaqabateynta hubka ee saaran Soomaaliya.
