War Deg Deg Ah”Xukumada Somaliland Oo XayiraadKusoo Rogtay Tv HCTV Iyo Tafatirihii Guud Oo Xabsiga Loo Taxaabay
November 18, 2019 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xukuumada Somaliland ayaa Xayiraad saartay telefishanka Horn Cable Tv, Waxaana Xabsiga loo taxaabay Tafafiraha Telefishanka C/qaadir Coday.
Xayiraada Telefishanka waxa noo xaqiijiyay Wasiirka Wasaarada Warfaafinta Maxamed Muuse Diiriye isaga oo sheegay Inuu xayiray Telefishanka Horn Cable Tv.
Xayiraada tvga horn cable iyo xadhiga wariyaayasha ayaa imanaya kadib markii habeenkii xalay ahaa ay siidaayee barnaamij dib loogu geeyo madaxwayne biixi wakhtigii uu mucaaridka ahaa iyo ficilada uu ku kici jiray iyo manta waxa uu ku dhaqmayo