Dawlada Ingriiska Oo Walaac Ka Muujisay Xadhiga Siyaasiyiinta Mucaaridka Ah Ee Somaliland
November 22, 2019 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com0-Madaxa Xafiiska Uk ee Hargaysa Struat Brown,ayaa Sheegay inay Dawladda Ingriiska so weyn uga walaacsantahay Talaabooyinka Lagu xidhxidhay Madaxda Mucaaradka,Waxaana uu ku baaqay in dib loo bilaabo wadahadaladda dhinacyadda,si ay u qabsoomaan Doorashooyinka Baarlamaanka iyo Deegaanku,isla-markàasna aanay wakhtigooda dib-uga-dhicin.