Dawladda Xamar Oo Dib Udhigtay Muxaadarro Uu Galabta Muqdisho Ku Qaban Lahaa Sheekh Maxamed Cabdi Umal.
November 22, 2019 - Written by Berbera Today
Muqdisho(Berberatoday.com)-Iyadoo Galabta lagu waday in Garoonka Eng Yariisoow [Ex Koonis] lagu qabto muxaadarro Shacabka reer Muqdisho uu jeedin lahaa Sheekh Maxamed Cabdi Umal ayaa dib loo dhigay qabashada muxaadarradaas ilaa maalinta Axadda ah.
