Xukumada Somaliland Oo Shaqada Ka Joojisay Haayad Caalamiya Oo Dalka Hawl Gali Jirtay Iyo Sababta
November 23, 2019 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudomiyaha hayada Qaxoontiga iyo barakacayaasha somaliland cabdikarim maxamed axmed (xinif)ayaa shaaciyay haayad ay shaqada ka jojiyeen tasi o baalmartay shurucda dalka utaala.