3 Ruux Oo Ku Geeriyooday Dagaal Ka Dhacay Buuralayda Woqooyiga Ceerigaabo.
November 26, 2019 - Written by Berbera Today
Ceerigaabo(Berberatoday.com)-Dagaal ayaa ka dhacay waqooyiga gobolka sanaag kaasi oo sobobay dhimashada 3qof iyo dhaawac kale
Xildhbaan jaamac oo katirsan golaha eegaanka degmada ceerigaabo ayaa faah faahin ka bixiyay dagaalkan iyo waxa keenay