Beesha Caalamka Oo Walaac Ka Muujisay Mudo Kordhinta Golaha Wakiilada Jsl Iyo Dib Dhacku Yimaada Doorashooyinka.
November 26, 2019 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Beesa caalamka ee somalland a taageerta arimaha doorashooyinka hirgalinta hanaanka dimqraadiya ayaa walaac ka muujiyay mudo kordhin xad dhaaf ah oo loo sameeyay golaha wakiilada markii afraad.
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka Warkan