Wasaarada Hawlaha Guud Oo Hakisay Qorshe Usamayntii Magaalada Gabiley Iyo Sobobta!
November 26, 2019 - Written by Berbera Today
Gabiley(Berberatoday.com)-Wasaarada Hawlaha Guud Iyo Guryaynta Somaliland Ayaa Dhawaan magaalo madaxda gobolka gabiley Ee Gabiley ka bilowday qorshe loogu samaynayo town plane kaasi oo mudo socday.
Hadaba Wasaarada hawlaha guud ayaa hakisay qorshe usamaynta magaalada gabiley iyadoon shaacin sobobta rasmiga ah ee keentay in ay hakiso samaynta town planeka gabiley kaasi oo dhaqaalaha u baxaya ay bixisay dawlada hoose ee gabiley ismarkaana aanay jirin sobobta loo hakiyaa taasi oo gaadiidkii iyo hawlwadeenada ku sugan yihiin gabiley ismarkaana ay ku socoto kharash iyo dhaqaale badani.