War Deg Deg Ah”Xoghaye Kuxigeenkii Abaabulka Iyo Wacyigalibnta Xisbiga Waddani Cali Axmed Kooshin Oo Iskacasilay Xilkii Iyo Xubinimadii Xisbigaas
November 27, 2019 - Written by Berbera Today
Berbera(Berberatoday.com)-Xoghaye Kuxigeenka Abaabulka Iyo Wacyigalinta Xisbiga Mucaaridka ah Ee Wadani Cali Axmed Kooshin Oo goordhaweyd Si Rasmi ah ugu dhawaaqay inuu Iska Casilay Xilkii iyo Xubinnimadii Xisbigaasi uu ka Hayey, Isagoo soo faqay Siro badan oo ku Sababaynayo Geediga Uu kaga Hayaamay Xisbigaasi, sidoo kalena tibaaxna ka bixiyey Halka uu kufuri doono Geedigiisa Siyaasadeed.
“Siyaasadii Xisbiga Wadani Way Shaashowday, Abtigay Cirona Waxaan leeyahay Iska Naso oo Siyaasada Ka Fadhiiso”
Muxuu ka yidhi Gabaygii Gurac Ee uu hore ugu tiriyey Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi cabdi
“Istaaqfurulaa Aqalkaan galiyo Odayadaan Caayey”