Daawo Muuqalka”Waraysi Xasaasiya Oo La Layeeshay Qoraa Cali Qoryoolay Iyo Eedo Isbarkan Oo Uu Ujeediyay Xukuumada Iyo Guurtida,
November 28, 2019 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Qoraa Cali Dool Axmed Cali qoryoolay ayaa ka hadlay xaalada dalka iyo murana udhexeeya xukuumada iyo xisbiyada mucaaridka isagoo talooyina ujeediyay asxaabta
Sidookale cali qoryoolay ayaa ka hadlay mudo kordhinta ay sameeyeen golaha guurtida oo barmadow ku noqotay hanaankii dumuqraadiya Somaliland
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka Warkan