Daawo Muuqalka”Waxa Kala Qabsaday Maayar Kuxigeenka Hargaysa Iyo Dad Shacab Ah Oo Muran Dhul Ka Dhexeeyo Madaxwayne Biixi!
November 29, 2019 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Maayar kuxigeenka Caasimada Hargaysa Cabdicasiis Cagawayne oo dhawaan warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in aanay jirin dad madaxwaynaha somaliland ku haysto dhul ay degan yihiin balse uu isagu dhul uu leeyahay oo shacabka hargaysa ku yaala ugu deeqay dawladu in ay xafiisyo ka dhisato.
