Daawo Muuqalka”Cabdirashiid Riyo Raac Oo Ka Dareen Celiyay Xilka Muranka Ka Taagan Yahay Ee Loo Doortay.
December 1, 2019 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Cabdirashiid Riyo Raac oo ah xubinta maanta sida jujuubka loogu doortay Gudoomiyaha komishanka Doorashooyina somaliland ee muranka culus ka taagan yahay ayaa ka dareen celiyay xilka loo doortay iyo sida uu u Arko