Daawo Muuqalka”Wasiir Kuxigeenkii Qorshaynta Ee Xilka Laga Qaaday Oo Ka Dareen Celiyay Xilka Qaadistiisa
December 3, 2019 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiir kuxigeenkii hore ee wasaarada qorshaynta ee dhawan madaxwaynuhu xilka ka qaaday ayaa ka hadlay xilka qadistiisa iyo halka uu mustaqbalkiisa siyasaded ku danbayn doono.