Marwo faadumo Siciid Iyo Waftigii Somaliland Ee Ay Hogaaminaysay Oo Kulamo La Yeeshay Baarlamaanka Midowga Yurub.
December 7, 2019 - Written by Berbera Today
Bruslees(Berberatoday.com)-Waftigii Somaliland Ee ay Hogaaminaysa Marwo faadumo Siciid kana koobnaa Xildhibaanada Golaha Guurtida iyo Wakiilada oo socdaal ugu kicitimaday qaarkada Yurub gaar ahaan xarunta midowga yurub ee Belguimka ayaa kulamo la yeeshay Golaha baarlamaanka Midowga yurub kuwaasi oo ay kala hadleen arimo khuseeya qadiyada Somaliland iyo xidhiidh ay la leedahay qaarada Yurub.

