Guri Ku Dumay Xaafada Bir-jeex Ee Magaalada Hargaysa Oo Sobobay Dhimashada Afar Qof Oo Isku Qoys ah.
December 8, 2019 - Written by Berbera Today
Hargeysa(BErberatoday.com)-Guri ku dumay xafada bir jeex ee magaalad ayaa sobobay dhimashada qoys ka kooban afar qof oo is dhalay aabe iyo hooyo iyo laba caruur ah oo ay dhaleen kadib markii uu kusoo dumay guriga ay jireen oo cariish ahaa dayr ay hoos degenaayeen halka ay ku nafwayeen qoys dhami.

