Wajigii Labaad Ee Nabadaynta Ceel-Afwayn Oo Furmay Iyo Madax-Dhaqameedka Ka Horyimid Shir Uu Iclaamiyay Suldaan Siciid.
December 8, 2019 - Written by Berbera Today
Ceel Afweyn(Berberatoday.com)-Wajigii labaad ee Nabadaynta Beelaha Dirirtu ku Dhexmaray deegaanada Ceel-Afwayn Oo furmay kaasi Oo lagu Dhamaystiri doona nabada Deegaanadani,
