berberatoday.com
Ciidamada Ilalada Xeebaha Somaliland Ee Aaga Seylac Oo Soo Qabtay Afar Markab Oo Si Tuugo Ah Uga Kaluumaysanaayay Bada Somaliland
December 11, 2019 - Written by Berbera Today

Saylac(Berberatoday.com)-Ciidanka Ilaalada Xeebaha Somaliland ee Saldhiga Saylac ayaa soo qabtay (4) afar Markab oo Jariif ah, kuwaasoo sifo sharci-daro ah uga kalluumeysanayey Xeebaha bada Somaliland ee Galbeedka.

Maraakiibtan oo ah kuwa sida Ba,an uxaalufiya kaluunka ee macaa ogxanta qaada iyaga oo isticmaalaya dubayaal lagu garaacayo bada hoosteeda si ay kaluunka uga soo saaran dhagaxa ayaa la sheegay inay wataan kaluumaysto ajinabiya oo isugu jira Hindi iyo Carab wada socda oo loo malaynayo inay hal shirkad kawada socdaan halka calanka ay sitaana uu yahay ka dalka Masar.

warkan oo aanu ka soo xiganay Pageka Facebooka ee ciidanka Ilaalada Xeebaha Somaliland ayaa faahfaahin intaa dheer lagu sheegin.

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews