Daawo Muuqalka”Suxufiyiin Loo soo Gabo Gabeeyay Tababar Ku Saabsan Isticmaalka Internetka Casriga Ah.
December 11, 2019 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka Wasaarada Isgaadhsiinta Somaliland Iyo gudoomiyaha Ururka Suxufiyiinta jsl ee solja ayaa ka qaybgalay tababar losoo xidhay qaarkamid suxufiyiinta Somaliland oo socday mudo laba cisho.
