Daawo Muuqalka”Waxa Kala Qabsaday Xoghayaha Xisbiga Wadani Iyo Wasiiro Xukuumada Katirsan Oo Madal Ku Kulmay!
December 11, 2019 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Munaasibad laga hadlayay arimaha xuquuqal insaanka Somaliland ayaa waxaa hadal kulul isku waydaarsaday xoghayaha xisbiga wadani oo eedo ujeediyay xukuumada
Wasiiro xukuumada katirsan ayaa jawaab kulul ka bixiyay hadalka kasoo yeedhay xoghayaha xisbiga wadani iyaga oo xukuumada madaxwayne bixi ka difaacay eedahaasi
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka