berberatoday.com
Daawo Muuqalka”Hantidhawraha Guud Oo Furay Kulan lagu Ansixinayey Hagaha Baadhisaha Maaliyadeed Ee Qaranka.
December 11, 2019 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Kulan Hawleed lagu ansixinayey hagaha baadhisaha maaliyadeed ee xafiiska hantidhawrka guud ee qaranka somaliland ayaa maanta lagu daahfuray Hotel maansoor ee magaalada hargeisa,

Kulankan oo uu Daahfuray hantidhawraha Guud qaranka Somaliland Mudane Axmed yuusuf Dirir, ayaa wax kala soo qayb galay haayadaha kala duwan ee wada shaqeynta la leh hantidhawrka qaranka jsl, kuwaas oo kala ah xafiiska PFM, gudida ilaainta iyo hantida qaranka ee golaha wakiilada somaliland, la taliyeyaasha dhinaca baadhisaha ee xafiska hantidhawrka saraakiil ka socoday xafiiska xisaabiyaha guudaha, hantidhawrka gudaha ee wasaarada maaliyada.

Waxaana ugu horeyan halkaas ka hadlay Madaxa Xafiiska PFM-ka xasan faaraax maxamed oo sharaxay ujeedada kulankan ansixinta hagaha baadhisaha maaliyadeed,

Hantidhawraha guud ee qaranka somaliland furay kulankan ayaa si faahfaahsan uga hadlay ujeedada loo qabtay kulankan lagu ansixinayo hagaha baadhisaha maaliyadeed oo waxweyn ka bedeli doonta shaqada xafiiska hantidhawrka qaranka.

Halkan Hoose ka Daawo  Muuqaalka Warkaasi Oo Faahfaahsan

 

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews