Wariye Bishaaro Baande Oo Warbixin Xasaasiya Ka Diyaarisay Madaxtooyada Somaliland Iyo Tirada Mashaariicda Qoyska Madaxwayne Muuse Biixi Lagu Naas Nuujiyo
December 11, 2019 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wariye Bishaaro Baande oo kamid ah Hablaha wariyayaasha ah ee Reer Somaliland ayaa warbixin xasaasiya ka diyaarisay madaxtooyada Somaliland iyo sida qabaa,ilka reer Somaliland ukala heleen mansabyada qasriga madaxtooyada oo ay 70% ku sheegtay in qoyska madaxwayne biixi lagu koobay.
