Daawo Muuqalka”Gudoomiyaha Badhan Oo Ka Hadlay Xaalada Guud Ee Gobolka.
December 12, 2019 - Written by Berbera Today
Bahdhan(Berberatoday.com)-Badhasaabka gobolka badhan ayaa ka waramay xaalada guud ee gobolka isagoo fariin udiray maamul goboleedka punthland oo uu sheegay in ay faro galin ba,an ku hayaan deegaanka