berberatoday.com
Taliye Faysal Xiis Oo Xil Cusb Loo Magacaabey
December 12, 2019 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Warar soo gaadhay Ilaysnews.com waxaa ay sheegayan in taliyaha ciidanka booliska Somaliland Sareeye Guuto Maxamed Aadan Saqadhi Dabagale uu sameeyey magacaabis iyo xil ka qaadis

Taliyaha ayaa la sheegay in uu xilkii ka qaaday Taliyihii hore  ee ciidanka Danbi Baadhista Somaliland ee C.I.D Gaashaanle sare Daahir Muuse Abraar

Sidoo kale taliyaha ayaa la sheegay in uu xilkaas u magacaabey Gaashanle Sare Faysal Xiis oo hore u ahaan jiray taliyaha ciidanka Nabad galyada wadooyinka

 

 

Sources News Ilaysnews.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews