“210 Mobil Ayaanu Ka Qaaday Ardaydii Ufadhiisatay Imtixaanka, Waxaananu Ku Wareejinay Ciidamada”Wasiirkii Hore Ee Waxbarashada.
December 14, 2019 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirkii hore ee wasaarada Waxbarashada ayaa munaasibadii xilka wareejinta ka sheegay cida ay ku wareejiyeen moobiladii ay ka qaadeen ardaydii ufadhiisatay imtixaanka shahaadia ah 2019kii kuwaasi oo ay ku wareejyeen ciidamada booliska balse aan dib loogu celin ardaydii iyo waalidkooda oo mudo daba socday in ay heleen moobiladan oo tiradoodu ahayd 210xabo.