Hal Wiil Oo Ku Dhintay Guri Gubtay, Halka Laba Kalana Ku Dhaawacmeen Xaafada Libaaxyada Ee Hargeysa.
December 14, 2019 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Ilme yar oo 9 bilood jiray ayaa ku dhintay ,laba carruur ah oo kalena waa ku dhaawacmeen , kadib markii uu gurigii ay ku jireen dab qabsaday, sida ay xaqiijiyeen ciidamada dab damiska Somaliland , qaybtooda magaaladda Hargeysa.
