“Gudoomiye Saleebaanoow Kaama Shaqaynayso,Lacagtii Dadku Lahaa In Aad Cid Iska Siiso”Saylici Oo Dhaliilo Culus Ujeediyay Maayarka Boorama.
December 15, 2019 - Written by Berbera Today
Borama(Berberatoday.com)-Madaxwayne kuxigeenka somaliland Cabdiraxmaan Saylici Oo Maalmihii Udanbeeyay kormeer Mashruuca GBLJGA Ku Marayay gobolada dalka ayaa maanta gaadhay magaalado boorama isagoo maayarka magaalada boorama ujeediyay dhaliilo culus iyo aanu sifiican umaamulan mashruucan
Sidoo kale madaxwayne kuxigeenka fariib culus uidray maayarada dalka .
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka warkan