Daawo Muuqalka”Wasiirka Cusub Ee Xanaanada Xoolaha Oo Xilkii Kala Wareegay Dhigiisii Hore Iyo Weedhihii Laga Yidhi Madasha.
December 18, 2019 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka cusub ee xanaanada xoolaha siciid sulub ayaa xilkii kala wareegay wasiirkii hore ee wasaarada ahna wasiirka qorshaynta xasan gaafaadhi.
