“Haddii Komishankii Hore La Soo Celiyo, Axmed Siilaanyona Ha La Soo Celiyo”Daawo Muuqalka”Xildhibaano Hadlay
December 18, 2019 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xildhibaano ka kala tirsan guurtida iyo wakiilada jsl ayaa ka hadlay go,aankii ay gudida dhex dhexaadintu kasoo saartay murankii udhexeeyay xukuumada iyo xisbiyada mucaaridka oo ku salaysnaa komishanka.
