berberatoday.com
Beesha Caalamka Oo Somaliland U Soo Jeedisay In Doorashooyinka Wakiilada Iyo Deegaanka La Qabto Sanadka 2020.
December 19, 2019 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Wafti balaadhan oo kasocday beesha caalamka islamarkaana maanta soo gaadhay caasimada hargaysa kana koobnaa safiiro, diblamaasiyiin ayaa kulamo kala duwan oo ay layeesheen xisbiyada qaranka iyo ergadii dhex dhexaadinta isku xilqaatay kadib  xukuumada Somaliland ugu baaqay in doorashooyinka golaha wakiilada iyo deegaanka la qabto badhtamaha sanad fooda inagu soo haya ee 2020.

Safiirka Midowga yurub uqaabilsan somaliya iyo somaliland oo ku hadlayay afka waftiga beesha caalamka ayaa xukuumada somaliland ugu baaqay in doorashada golayaasha wakiilada iyo deeganka la qabto badhtamaha sanadka 2020

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews