Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Oo Faah faahin Ka Bixiyay Kulan Ay Layeesheen Waftigii Beesha Caalamka Ka Socday.
   December 19, 2019 - Written by Berbera Today
       
       
   
    
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wafti Balaadhan oo  Safiiro iyo diblamaasiyiin iskugu jira ee  Somaliland uyimid muranka ka dhashay Gudida doorashooyinka ayaa kulamo kala duwan la qaatay ergada dhex dhexaadinta ,xisbiyada mucaaridka ,ururka suxufiyiinta ee Somaliland iyo xisk=bi xaakimka kulmiye.
