Cabdiraxmaan Cirro Iyo Eng.Faysal Cali waraabe Oo Aqbalay Dalabkii Madaxweyne Muuse Biixi
December 21, 2019 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Guddoomiyeyaasha Waddani iyo UCID Cabdiraxmaan Cirro iyo Faysal Cali Waraabe ayaa sheegay in ay aqbaleen gogosha Madaxweyne Muuse Biixi u fidiyay ee ah in laga wada hadlo muranka siyaasadeed ee arrimaha doorashooyinka ka taaggan.