Daawo Muuqalka”Siyaasi Maxamuud Xaashi Oo loogu Soo Dhaweeyay Dalka Jarmalka Iyo Weedha Uu Ka Yidhi!
December 21, 2019 - Written by Berbera Today
Germany(Berberatoday.com)-Wasiirkii hore ee wasaarada madaxtooyada Maxamuud Xaashi Cabdi ayaa si balaadhan loogu soo dhaweeyay dalka jarmalka oo u socdaal ku jooga.
