“Dadku Kala Ayaan Badan, Maalmuhuna Kala Ayaan…”Sheekh Aadan Siiro”Daawo Muuqaal
December 22, 2019 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiiray(Aadansiiro) oo kamid ah culimada dalka ayaa hadlay Masaajid Laga hirgaliyay magaalada hargaysa ayaa ka hadlay sida ay u kala nasiib badan yihiin dadku maalmuhuna kala wacan yihii isagoo tusaale usoo qaatay sida ubadka wanaagsani waalidkooda u anfacaan.